Oke Somalia | Oke Somaliland | Oke Puntland | Oke Jubbaland | Oke K/Galbeed | Oke Galmudug | Oke Hirshabelle

Saturday, 19 October 2019

| | 0 comments | Read More

Taliye Muhiim u ahaa Dowlada oo Lagu Hordilay Afaafka Hore ee Madaxtooyadda Villa Somalia



Taliye ka tirsanaa ciidamada xooga soomaaliyeed gaar ahaan ku loo yaqaan GORGOR ayaa lagu hor dilay afaafka hore ee madaxtooyada Villa Somalia.


Taliyaha ladilay Ayaa lagu macaabi jiray Maxaadey Saleebaan Abeebakar, waxaan sidoo kale lala dilay mid ka mid ah ilaaladiisa oo xiligaasi lasocday.



Arrintan ayaa waxaa ay ka dhacday Hotel Maa'ida oo horey aad u taqaaneen Hotel Naasa Hablood Laba(2).



Waxa lagu soo waramayaa in ay dileen Taliyaha Ilaaladii hotelka kadib marki uu dhowr jeer isku maan dhaafeen In birta laga Qaado si uu taliyaha halkaasi uga gudbo. muran kadib ilaalada hotelka ayaa xabada ku furay taliye Maxaadeey iyo ninkii ilaalada u ahaay sidaas ayayna labadooda ku ruq baxeen.



Maalma ka hor ayaa goobtaasi waxaa lagu xiray bir sii loo xoojiyo amaanka hotelkaasi.